
- This event has passed.
Musharax Jebiye oo Garoowe ku wajahan
November 1, 2018


Musharaxa xilka Madaxwynaha Puntland Eng. maxamuud Khaliif iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa ku wajahan magaalada Garoowe halkaas oo ay ka socoto soo dhaeenta qaban-qaabada musharaxa xafladda soo dhaweynta ayaa dhacaysa 01 Nof 2018 Khamiis