• Skip to main content
  • Skip to primary sidebar

Mohamud Khalif Hassan (Jebiye)

Puntland presidential candidate - Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019

  • Home
  • About
    • Team
  • Issues
    • Social affairs
    • Security
    • Economic
    • Youth
    • Environment
  • News
    • Press release
  • Events
  • Media
    • Gallery
    • Videos
  • Contact us

Dhalinyarada Gobolka Nugaal oo taageeray Musharax Eng. Jebiye (Sawiro)

October 7, 2018

FacebookTweetPin

Dhalinyarada gobolka Nugaal gaar ahaan kuwa ku nool caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa isugu yimid kulan ay ku taageerayaan Musharax Maxamuud Khaliif Xassan (Eng. Jebiye) oo u taagan tartanka Madaxweynaha Puntland 2019.

Dhalinyarada oo isugu jirey gabdho iyo wiilal ayaa sheegay in markey arkeen barnaamijka iyo khudbadaha uu jeediyey Musharax Maxamuud Khaliif ay uga dhex muuqatey in uu yahay musharixii dhalinyarada iyo jiilka soo koraya ee ah mustaqbalka dalku lee yahay sidaas darteed waxay ku dhiiriyeen kana codsadeen Xildhibaanadu haddii ay dalka mustaqbalkiisa u naxayaan in ay dortaan Musharax Maxamuud Khaliif Xassan (Eng. Jebiye).

Jawiga xafladda taageerada ee dhalinyarada ayaa si wanaagsan ku soo dhamaadey, waxaana dhalinta iyo barbaartu isku balan sadeen in ay ka shaqeynayaan sidii musharaxa ka tarjumi kara aayahooda loo dooran lahaa kaas oo ah Injineer Maxamuud Khaliif Xassan.

Xafiiska ololaha Doorashada Musharax Maxamuud Khaliif Xassan (Eng Jebiye)

NAGALA SOO XIRIIR

Post Views: 625

Filed Under: News

Reader Interactions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Primary Sidebar

Follow us on Social media

  • Facebook
  • Flickr
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube

Photo Gallery Dubai

IMG_1661IMG_1660IMG_0641IMG_1653IMG_0602IMG_0487IMG_0480IMG_0466IMG_0444IMG_0461
More Photos

Copyright © 2023 · Jebiye'19