Barbaarta Qardho taageeray Jebiye
Dhalinyarada degmada Qardho ayaa xaflad si heer sare ah ay u soo agaasimeen ku muujiyey taageerada ay u ahayaan Musharax Maxamuud Khaliif oo u taagan xilka madaxweynaha Puntland. Xaflad tan lamid ah waxay horay uga dhacdey magaalada Garoowe taas oo dhalinyaradu ku dalabaneyso in Xildhibaanadu codkooda siiyaan Musharax Maxamuud Jebiye
SAWIRO
Leave a Reply