• Skip to main content
  • Skip to primary sidebar

Mohamud Khalif Hassan (Jebiye)

Puntland presidential candidate - Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019

  • Home
  • About
    • Team
  • Issues
    • Social affairs
    • Security
    • Economic
    • Youth
    • Environment
  • News
    • Press release
  • Events
  • Media
    • Gallery
    • Videos
  • Contact us

Eng. Maxamuud Khaliif oo dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo ugu deeqay $50,000

April 3, 2018

FacebookTweetPin

Eng. Maxamuud Khaliif Xassan (Jebiye) ayaa maanta oo Taalo ah booqday magaalada Ceeldaahir ee gobolka Bari halkaas oo uu ka socdo dhismaha jid isku xiri doonta Ceeldaahir ilamaa iyo Ceergaabo taas oo dhererkeedu gaarayo qiyaastii 250km. Dhismaha wadadan ayaa ahaa waxaa hormuud ka ah maamulka Puntland waana mashruuc bulshadu isku tashatey.

Ganacsadey Eng. maxamuud Khaliif Xasan oo si weyn uga qaybqaata mashariicda bulshada waxtarka u leh sida waxbarashada, daryeelka agoomaha iyo xoojinta dhalinyarada ayaa maanta ku wareejiyey guddiga dhismaha mashruuca lacag uu isagu ku deeqay oo gaareysa $50,000 oo dollarka Maraykanka ah.

Filed Under: News

Reader Interactions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Primary Sidebar

Follow us on Social media

  • Facebook
  • Flickr
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube

Photo Gallery Dubai

IMG_1661IMG_1660IMG_0641IMG_1653IMG_0602IMG_0487IMG_0480IMG_0466IMG_0444IMG_0461
More Photos

Copyright © 2023 · Jebiye'19

 

Loading Comments...