• Skip to main content
  • Skip to primary sidebar

Mohamud Khalif Hassan (Jebiye)

Puntland presidential candidate - Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019

  • Home
  • About
    • Team
  • Issues
    • Social affairs
    • Security
    • Economic
    • Youth
    • Environment
  • News
    • Press release
  • Events
  • Media
    • Gallery
    • Videos
  • Contact us

Maxamuud Khaliif (Eng. Jebiye) oo Islaan Bashiir gurigiisa ku booqday

November 7, 2018

FacebookTweetPin

Musharaxa xilka Maaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 Maxamuud Khaliif Xassan ayaa Islaan Bashiir Islaan Cabdulle hoyga uu ka degan yahay magaalada Gaalkcyo ku booqday.

Booqashada Maxamud Khaliif ugu tegay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle waxaa ku weheliyey qaar kamid ah wefdigii la socdey musharaxa.

Booqashada ayaa ku saabsaneyd salaan iyo qadarin musharaxu u hayo Islaan Bashiir oo kamid ah isimada udub dhexaadka u ah Puntland. Islaanka ayaa uga mahad celiyey musharax Maxamuud Khaliif booqashadiisa, waxaana uu ku soo dhaweeyey magaaada Gaalkacyo.

Maxamuud Khaliif Xassan (Eng.Jebiye) iyo wefdi ballaarn oo uu hoggaaminaayo ayaa lagu so dhaweeyey Gaalkacyo, waxaana ay qayb ka tahay safaro Musharaxu ku kala bixinaayo qar kamid ah deegaanada Puntland.

XAFIISKA OLOLAHA DOORASHADA MUSHARAX JEBIYE
https://mkh2019.com
facebook.com/mkh2019
twitter.com/mkh2019

Post Views: 601

Filed Under: News

Reader Interactions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Primary Sidebar

Follow us on Social media

  • Facebook
  • Flickr
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube

Photo Gallery Dubai

IMG_1661IMG_1660IMG_0641IMG_1653IMG_0602IMG_0487IMG_0480IMG_0466IMG_0444IMG_0461
More Photos

Copyright © 2023 · Jebiye'19