• Skip to main content
  • Skip to primary sidebar

Mohamud Khalif Hassan (Jebiye)

Puntland presidential candidate - Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019

  • Home
  • About
    • Team
  • Issues
    • Social affairs
    • Security
    • Economic
    • Youth
    • Environment
  • News
    • Press release
  • Events
  • Media
    • Gallery
    • Videos
  • Contact us

Musharax Jebiye oo $5000 ugu deeqay ciidanka Kastamka Tuur-dibi ee Galdogob

November 10, 2018

FacebookTweetPin

Musharaxa Madaxweynaha Puntlnd ee doorashada 2019 Maxamuud Khaliif Xassan Jebiye oo booqasho ku joga magaalada Galdogob ee galbeedka gobolka Mudug ayaa booqasho ku tegey kastamka Tuur-dibi ee loogu tala galay in lagu qaado cashuuraha alaabaha isaga gudbaya labada dal ee Soomaaliya iyo Itoobiya.

Maamulka kastamka Tuur-dibi ayaa musharaxa warbixin ka siiyey xaaladda  shaqo ee Kastamka. Maamulka ayaa sheegay in ay in badan kala mid yihiin ciidanka ilaalada cashuuraha ee aan qudhoodu helin xuquuqdoodi.

Musharax Maxamuud Khalif ayaa sheegay in kastamka Tuur-dibi haddii u si fiican u shaqeyn lahaa  uu noqon lahaa mid kamid ah kuwa ugu muhimsan ee dalku llee yahay, magalada Galdobna ay noqon lahayd mid ka duwan magaalooyinka kale, wuxuu ballan qaadey in Kastamkan uu siin doono muhimad gaar ah.

Musharax Jebiye ayaa  ciidanka ilaalada Kastamka Tuur-dibi ugu deeqay  (Shan kun) 

$5 000 oo dollarka Maraykanka ah, taas oo wax ka taraysa gunnooyinka iyo mushaharaadka ka maqan ciidanka.

XAFIISKA OLOLAHA DOORASHADA MAXAMUUD KHALIIF
https://mkh2019.com
facebook.com/mkh2019
twitter.com/mkh2019

Post Views: 903

Filed Under: News

Reader Interactions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Primary Sidebar

Follow us on Social media

  • Facebook
  • Flickr
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube

Photo Gallery Dubai

IMG_1661IMG_1660IMG_0641IMG_1653IMG_0602IMG_0487IMG_0480IMG_0466IMG_0444IMG_0461
More Photos

Copyright © 2023 · Jebiye'19