• Skip to main content
  • Skip to primary sidebar

Mohamud Khalif Hassan (Jebiye)

Puntland presidential candidate - Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019

  • Home
  • About
    • Team
  • Issues
    • Social affairs
    • Security
    • Economic
    • Youth
    • Environment
  • News
    • Press release
  • Events
  • Media
    • Gallery
    • Videos
  • Contact us

Musharax Maxamuud Khaliif oo khudbad taabanaysa xaaladda Puntland u jeediyey xaflad loo qabtey -VIDEO

March 17, 2018

FacebookTweetPin

Musharaxa Madaxweynaha Puntland Maxamuud Khaliif Xasan ayaa khudbad dhinacyo badan tabanaysa u jeediyey shacabka reer Puntland ee ku sugan caasimadda Muqdisho kuwaas soo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Musharaxa, mar uu booqasho ku tegay Muqdisho.

Xafladda waxaa ka soo qaybgalay isimo, cuqaal, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo qaybaha bulshada.

Musharax Maxamuud Khaliif ayaa khudbadiisa diirada ku saarey hoggaamiyaha maanta Puntland u baahan tahay iyo sifooyinka laga doonayo.

Eng. Jebiye ayaa sheegay in Puntland u baahan tahay hoggaamiye Aamin ah oo dalka lagu aamini karo, Amaanka wax ka qabta islamarkaana dhaqaalaha kor u qaada.

Maxamuud Khaliif ayaa sheegay in wixii Puntland loo dhisay aysan gaarin, sidaas darteed loo baahan yahay in la hiigsado himilooyinkii loo dhisey, waxa musharaxu is weydiiyey xuduudii Puntland lagu dhisey sida ay tahay maanta.

Daawo khudbadda Musharaxa

Post Views: 506

Filed Under: News

Reader Interactions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Primary Sidebar

Follow us on Social media

  • Facebook
  • Flickr
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube

Photo Gallery Dubai

IMG_1661IMG_1660IMG_0641IMG_1653IMG_0602IMG_0487IMG_0480IMG_0466IMG_0444IMG_0461
More Photos

Copyright © 2023 · Jebiye'19