• Skip to main content
  • Skip to primary sidebar

Mohamud Khalif Hassan (Jebiye)

Puntland presidential candidate - Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019

  • Home
  • About
    • Team
  • Issues
    • Social affairs
    • Security
    • Economic
    • Youth
    • Environment
  • News
    • Press release
  • Events
  • Media
    • Gallery
    • Videos
  • Contact us

Musharax Jebiye oo booqasho ugu tegay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam

December 28, 2018

FacebookTweetPin

This slideshow requires JavaScript.

Musharaxa xilka Madaxweynaha Puntland ee doorashada 2019 Maxamuud Khaliif Xassan (Inj. Jebiye) ayaa   booqasho ugu tegey Suldaanka Beelaha Harti Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam, hoyga uu ka degan yahay magaalada Garoowe.

Booqashada Musharaxu ugu tegey Suldaanka ayaa ahayd bariidin iyo maamuus. Musharaxa ayaa Suldaanka ku amaaney doorka Isimada Puntland ee hagaajinta, badbaadinta iyo turxaan bixinta arrimaha Puntland, iyaga oo Isimadu ay buddhig u yihiin Puntland isla markaana ay ka taliyaan aayaha dalka.

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam ayaa uga mahad celiyey Musharaxa booqashada uu ugu yimid, waxaana uu u dardaarmey in laga wada shaqeeyo danta Puntland.

Xafiiska Ololaha Musharax Maxmuud Khaliif

Post Views: 1,471

Filed Under: News, Press release

Reader Interactions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Primary Sidebar

Follow us on Social media

  • Facebook
  • Flickr
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube

Photo Gallery Dubai

IMG_1661IMG_1660IMG_0641IMG_1653IMG_0602IMG_0487IMG_0480IMG_0466IMG_0444IMG_0461
More Photos

Copyright © 2023 · Jebiye'19