• Skip to main content
  • Skip to primary sidebar

Mohamud Khalif Hassan (Jebiye)

Puntland presidential candidate - Musharaxa Madaxweynaha Puntland 2019

  • Home
  • About
    • Team
  • Issues
    • Social affairs
    • Security
    • Economic
    • Youth
    • Environment
  • News
    • Press release
  • Events
  • Media
    • Gallery
    • Videos
  • Contact us

Musharrax Jebiye oo casumay qaar kamid ah musharraxiinta madaxtinimada ee Puntland

November 30, 2018

FacebookTweetPin

NOVEMBER 30, 2019  –   Musharrax Maxamuud Khaliif Xasan Jebiye ayaa maanta oo Jimce ah hoyga uu magaalada Garoowe ka deggen yahay ku martiqaaday qaar kamid ah musharraxiinta u taagan xilka Madaxwaynaha Puntland ee sannadka 2019. 

Mas’uuliyiinta martiqaadka loo sameeyey ayaa kala ahaa Khaliif Ciise Mudan, Cabdirisaaq Cabdulaahi Jaamac Janno Gale, Aadan Maxamed Ciise Gaadaale iyo Maxamad Cabdullaahi Shoortaaye.

Musharraxiinta ayaa ka wada hadlay arrimo masiiri ah oo khuseeya doorashada madaxtinimada ee loo madlan yahay 8-da bisha Janaayo ee sannadka 2019.

Kulanka musharraxiinta oo ahaa mid albaabadu u xiran yihiin, waxaa kasoo baxay go’aamo dhowr ah, kuwaas oo musharraxiintu isku afgarteen in shaacintooda dib loo dhigo.

Post Views: 730

Filed Under: News, Press release

Reader Interactions

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Primary Sidebar

Follow us on Social media

  • Facebook
  • Flickr
  • RSS
  • Twitter
  • YouTube

Photo Gallery Dubai

IMG_1661IMG_1660IMG_0641IMG_1653IMG_0602IMG_0487IMG_0480IMG_0466IMG_0444IMG_0461
More Photos

Copyright © 2023 · Jebiye'19